Home Wararka Somaliya Galmudug Sidee C/Raxmaan Cabdi Shakuur ugu guuleestay Kursiga Barlamaanka ee Dowlada ku heysatay

Sidee C/Raxmaan Cabdi Shakuur ugu guuleestay Kursiga Barlamaanka ee Dowlada ku heysatay

0

Dowlada Somaliya ayaa u muuqata kuwa ku fashilmay inay is hortaag ku sameeyaan Kursiga uu Cabdi Raxmaan Cabdi shakuur ee Barlamaanka.

inkastoo doorashada dhicin loona balan-sanyahay maalinta bari hada sida Wararka mudug24 heleyso ay sheegayaanin looga tanaasulay Kursiga Xildhibaan.

Dowlada ayaana u muuqata mid ku fashilantay Qorshaha ay dooneysa inay ka dhabeyso Sababaha ugu weyn ayaana ah in bulshada Galmudug ee Siyaasiga kasoo jeedo ay kasoo horjeesteen arintan.

Madaxda Galmudug ayaa dhankooda gar-waaqsaday inaan la carqaladeen daganaanshaha galmudug isla markana la ogolaado waxa shacabka doonayaan.

Waxaa jiray kulamo hoose oo magaalada ka socday maalmihii ugu danbeeyay iyadoo arintaasi laga dareemay magaalada qeybaheeda kala duwan.

 

Ad
Previous articleGudoomiye Ku xigeenkii Koowaad ee Baarlamaanka oo Loo Diiday inay Safar uu ku Tagi Laha Baraawe
Next articleC/Wali Muudeey oo Ka Hadlay Cida Safarkiisa Hor istaagtay iyo Talaabada Xigta oo uu Qaadi Doono

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here