Home Wararka Caalamka Kuuriyada Waqooyi oo Gantaal ku tijaabisay badweynta Pacific-ga, Japan, Koonfurta Kuuriya iyo...

Kuuriyada Waqooyi oo Gantaal ku tijaabisay badweynta Pacific-ga, Japan, Koonfurta Kuuriya iyo Mareykanka oo ka jawaabay

0

Japan iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa ka digaya in gantaalkii ugu dambeeyay ee Kuuriyada Waqooyi ay kaga jawaabi doonto jawaab adag. Mareykanka ayaa sidoo kale si adag uga falceliyay soo tijaabadaasi.

Ad
Previous articleBooliska Sweden iyo Wadamada Yurub oo kulan ku dhexmaray Caasimada Stockholm
Next articleDowlada Ukraine oo mamnuucday wada xaajood lala galo Ruushka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here