Home wararka Dalka Dowlada Soomaaliya iyo Wadamada islaamka oo shaaciyay in Biri aysan Soon Aheyn

Dowlada Soomaaliya iyo Wadamada islaamka oo shaaciyay in Biri aysan Soon Aheyn

0
SHARE

Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta ee dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in maalinta berri ay tahay 30ka bisha Shacbaan, halka Maalinta Khamiista ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Ramadaan.

Boqortooyada Sacuudiga iyo wadamo ka mid ah kuwa Islaamka ayaa iyana sheegay in berri ay tahay maalinta u dambeysa bisha Shacbaan, sidoo kalena Khamiista ay tahay maalinta 1aad ee bisha Ramadaan.

Culimada Ahlusuna Dhankooda  waxay sheegeen in Biri Ay  tahay 30 Bisha Shacbaan.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here