Home wararka Dalka Dhagayso Faysal Cali Waraabe oo Dagaalka Tukaraq Ku Eedeeyay Dowlada Fedralka

Dhagayso Faysal Cali Waraabe oo Dagaalka Tukaraq Ku Eedeeyay Dowlada Fedralka

0
SHARE

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland, Faysal Cali Waraabe ayaa Dowladda federaalka ku eedeeyey in gadaal ay ka riixeyso dagaallada ka socda deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

faysal Cali  oo wareysi siiyey Mid ka mid ah Idaacadaha Maxaliga ah ee Muqdisho, ayaa sheegay in xilligaan wax laga xumaado ay tahay in uu daato dhiig dadka Soomaaliyeed.

Sidoo kale, Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in aanu jirin wax la yiraahdo Puntland, ayna jiraan oo kaliya Somaliland iyo Soomaaliya waa sida uu hadalka u dhigaye.

“Muqdisho ayaa nalooga soo duulay, dagaalka illaa Xamar ayuu imaan doonaa, weyna isku xiran yihiin Muqdisho iyo Hargeysa” ayuu yiri Faysal.

Halkaan Ka Dhagayso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here