Home Wararka Maanta 15 Janaayo oo Ku Beegan Maantay ayaa Lafilayaa in jadwalka Doorashada 241...

15 Janaayo oo Ku Beegan Maantay ayaa Lafilayaa in jadwalka Doorashada 241 Toos u Dhaqan Galo Taas oo ay Ku Heshiiyeen Golaha Wadarashi Qaran

0

Laga bilaabo maantay oo Sabti ah  kuna Beegan 15 Janaayo waxaa bilaabanaya jadwalka doorashada Golaha Shacabka ee loo muddeeyay in 40 cisho gudahood lagu soo gabagabeeyo doorashada 15 Janaayo illaa 25 Febraayo.

Haddaba 6 todobaad gudahood malagu dooran doonaa 241 Xildhibaan ee ka haray Kuraasta Golaha Shacabka ?

Sida Dadka Falanqeeya Siyaasada Soomaaliya ay Saadaalinayaan Waxay u Muuqata inaysan Suuragal ahayn marka loo eego Habraacyada lamaraayo Sida in Ergo Laxareeyo kadibna La Tababaro.

Iyo Musharixiinta La Diiwaan Galiyo Kadibna Ladoorto  Waxayna Falanqeeyayaashu Shegaayaan Waqtigaas Inuusan Ku Filnayn.

Ad
Previous articleDowlada Soomaaliya iyo Dowlada venzuela oo iskaashi Faaida Wadaag ah Yelaanaaya
Next articleBanaanbax Ka Dhan ah Mahdi Gulleed oo laga Abaabulaayo Magaalada Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here