Home Wararka Maanta Mareykanka oo Markab Dagaal usoo diray Soomaaliya ,waxaana Booqday Masuuliyiin Dowladda ka...

Mareykanka oo Markab Dagaal usoo diray Soomaaliya ,waxaana Booqday Masuuliyiin Dowladda ka Tirsan (Sawiro)

0

La Taliyaha Amniga Qaranka Xuseen Macalin oo uu wehliyay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Jen Odawaa ayaa maanta booqasho ku tagay Markabka Ciidamadda Badda Mareykanka USS Hershel “Woody” Williams oo ku sugan Xeebaha Soomaaliya.

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Lary Andre ayaa La Taliyaha iyo Taliyaha Ciidanka ku martiqaaday inay markabka soo booqdaan, waxaana qoraal la soo dhigay Twitterka ee Safaaradda Mareykanka lagu sheegay in booqashadan caddeyn u tahay iskaashiga xooggan ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Mareykanka.

Mareykanka ayaa dhawaan badalay Taliyihii Ciidamada ee ka howlgalayay Soomaaliya, waxayna hada hoojinayaan Taageerada ay siiyaan Dowladda Soomaaliya

 

Ad
Previous articleDEG DEG:Qarax Ismiidaamin Ahaa Oo Lagu Weeraray Madaxtooyada Hirshabelle.
Next articleMadaxweyne Xasan oo ka Qeyb-galay Furitaanka Madasha ganacsi wadaagay Somaliya iyo Uganda (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here