Home wararka Dalka Madaxweyne xaaf,, Dowladu Ma Jeclo Arimaha fedraalka (Akhriso)

Madaxweyne xaaf,, Dowladu Ma Jeclo Arimaha fedraalka (Akhriso)

2
SHARE

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa sheegay in dowladda hada jirta aanay jecleyn Arimaha Federaaleynta,

Waxa uu sheegay in ayna aad u neceb tahay, haddii ay isku dayaan inay ku adkeeyaan ay ka baqayaan inay dhacdo dhibaato la mid ah tii uu hada ka hor soo maray, xilligii maamulkiisa dagaalka siyaasadeed lagu qaaday.

Waxuu  xusay in ay Tahay arin Aan Wanaagsaneen  Maadaama Dowlada aysan jecleen Arimaha  Fedralisamka.

Hadalka  Xaaf ayaa yimid xili Madaxda Maamul Gobaleedyada uu shir uga Furmay  baydhabo

2 COMMENTS

  1. Wallee xarig ay hayaan Famaajo iyo Kheyre xoolo kuma jiraan.
    Waqtigoodiiba waxay ku lumiyeen xiisad abuurid iyo sheegasho awood aan jirin: Mar la weeraro haanta dheer, mar la weeraro Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyadoo aan la haysan fasax maxkamadeed, mar habeen barkii la weeraro dad hurdaya guryahooda, mar la weeraro Senator Cabdi Qeybdiid gurugiisa iyadoo aan la haysan oggolaanshaha Aqalka Sare ee uu ka tirsan yahay senatoe Cabdi qeybdiid, Mar la weeraro Hirshabeelle, Mar la weeraro Galmudug, mar la weeraro Jawaari oo jagadiisa laga qaado, mar Xabashi loo dhiibo halgame , geesai, waddani Cabdikariim Qalbi Dhagax, mar lagu riyoodo Muqdisho ayaan hubka ka dhigeynaa, mar lagu riyoodo canshuurtii ayaan kordhineynaa (iyadoo aan la hayn meesha ay geeyeen canshuurihii hore ay qaadi jireen), mar la maago oo la khashkhashaado Imaaraadka Carabta, mar la weeraro oo jagada laga qaado Guddoomiyaha Gobolka Benaadir iyo Duqa magaalada Muqdisho Mr. Taabid, Mar la weeraro oo jagada laga qaado Wasiirkii Arrimaha Dibedda Yuusuf Garaad, mar la xiro waddooyinka Xamar, mar la weeraro dawlad goboleedyada ka taliya 95% ee dalka, oo la damco in la cabburiyo, taasoo laga dhaxlay in ay is daafacaan, kana hor yimaadaan Farmaajo iyo Kheyre.

  2. qabiil miyaa rabtaa xukumadaan nabad iyo nolol in aad ku weerarto saxiib mooryaan iyo tuugo walaga tagay habargidir umada soomaali meel walbo ay jogan wey kansan wesay mgrty dowladna waa dowlad da kaliya ee wadanka dhaqaalihiisa soo celisay ciidamadana musharkoda toos u siisay adi dabaqooni batahay warkada dowladaa uma haka neeso ummada baa cdow u tihiin dhiigyo cab aayaa tihiin warkiina cid qadneeso majirto waligiina mucarad ayaad ehedeen dad ayaga wax isku ogoleen yeey wax u ogolanayaan kkk idinka somaali in aatihiin aya isku malesan zanzibar baa tihiin in la idiin ogeen miyaa umalesan jareer batihiin siyasada wax kamaaqanan isk jiifta mooryan loma bahnee ciyaal booto ciyaal habiqleso atihiin qabiil iyo qurun aa madax idinka galay wad somesantihiin somali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here