Home wararka Dalka Dhagayso Ra”isul Wasaare Khayre oo ubax dhigay Taalada Daljirka Dahsoon (Sawiro)

Dhagayso Ra”isul Wasaare Khayre oo ubax dhigay Taalada Daljirka Dahsoon (Sawiro)

0
SHARE

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay  ubax dhigey taaladda SYL si loo wayneeyo Tariikhda Hal gamayaashii dhalinyaradii Gobonimo doonka Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa waxaa ku wehlinayay Ubax-dhiga Qaar ka mid ah golihiisa Wasiirada iyo taliyayaasha Ciidamada,xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka iyo madax kale.

Xasan Cali kheyre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in manta ay tahay 75-guuradii kasoo wareegtay markii ay bilaabeen dhalinyaradii SYL halgankii.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here