Home Wararka Somaliya Somaliya iyo Turkiga oo ka wadahadalay Xoojinta Xariinta labada dal.

Somaliya iyo Turkiga oo ka wadahadalay Xoojinta Xariinta labada dal.

0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomalaiya Mudane Mohamed Abdirizak, ayaa kulan la qaatay dhigiisa dalka Turkiga, Mudane Mevlüt Çavuşoğlu.

Kulanka ayaa looga hadlay fursadaha iskaashiga laba geesoodka ah oo ka dhexeeya labada dal ee walaalaha ah, iyo sidoo kale wadatashiyo ku saabsan arrimaha danta guud.

Kulankan ayaa sidoo kale waxaa lagu lafa guray qaababka loo taageeri karo iskaashiga dhinacyada badan leh ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga si loo waafajiyo himilooyinka labada dal.

Ad
Previous articleDagaal ka dhacay Galgaduud ayaa Dowladdu Guulo ka sheegatay
Next articleMadaxweynihii Hore ee dalka oo Balan qaaday inuu Dhameystirayo Dastuurka KMG ah hadii Mar kale dib Loo doorto

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here