Home puntland Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Cabdiweli Gaas uu ka jeediyay Shirka Maamul Goboleedyada ee...

Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Cabdiweli Gaas uu ka jeediyay Shirka Maamul Goboleedyada ee Baydhabo..

0
SHARE

Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Gaas oo kamid ah madaxda gaartay magaalada Baydhabo ayaa ka qeyb galaya shirka madaxda maamul Goboleedyada Dalka Somaliya.

Madaxweynaha oo shirka maanta furmay ka qeyb galay ayaa khudbad dheer ka jeediyay goobta waxana uu soo hadal qaaday arimaha taagay.

Waxa uu sheegay in Dowlada maanta ay ku soo aruurtay oo kaliya Facebooka iyo Twitterka isagoo intasi ku daray in aan dib loogu laaban dhoor sano ka hor.

ugu danbeyn ayuu ka hadlay arimaha shirkooda diirada ku saarayaan isla markana maamul ahaan ka filayaan.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Gaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here