Home jubaland Dhageyso Khudbadii Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe uu ka jeediyay Shirka Baydhabo..

Dhageyso Khudbadii Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe uu ka jeediyay Shirka Baydhabo..

0
SHARE

Madaxda maamul Goboleedyada ka jira dalka oo maanta shir uga furmay magaalada Baydhabo ayaa shirkooda ku furay khudbado ay kaga hadleen waxa uu shirka ku saabsanyahay.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa kamid ah Xubnaha shirka ka jeediyay khudbadoo waxana uu noqday madaxweynihii ugu khudbada dheeraa shirka maanta isagoo ka hadlay arimo badan oo taagan.

Madaxweynaha Axmed Madoobe ayaa ka hadlay xaalada taagan ee u dhaxeeysa dowlada iyo maamulada dalka ka dhisan.

Waxa uu dhanka kale kal hadlay waxa shirkooda uga hadlayaan maanta iyo khodobada kasoo bixi kara shirkooda.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here