Home hirshabeelle Dhageyso Khudbadii Madaxweynaha Hirshabelle uu ka jeediyay Shirka Baydhabo ee Maamul Goboleedyada..

Dhageyso Khudbadii Madaxweynaha Hirshabelle uu ka jeediyay Shirka Baydhabo ee Maamul Goboleedyada..

0
SHARE

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kamid ah Madaxda Maamulada ka qeyb galay maanta shirka ka furmay baydhabo ayaa jeediyay khudbadii daahfurka shirka.

Maxamed Cabdi Waare ayaa marka hore ka hadlay daadadka xoogan ee ku dhibtay dhulka uu maamulkiisa ka arimiyo iyo xaalada ka taagan xiligan.

Madaxweynaha ayaa khudbadiisa ku soo hadal qaaday balan qaadyada horay loo sameeyay ee ilaa hada aan hirgalin.

waxa uu sheegay in loo baahanyahay in dib loogu laabto wada hadalo dheeraad ah isla markana la soxo wixii dhibaato ah ee taagan.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Maxamed Waare.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here