Home Wararka Maanta Aadan Madoobe oo magacaabay xubnaha golaha Shacabka uga mid noqonaya Baarlamaannada Afrika,...

Aadan Madoobe oo magacaabay xubnaha golaha Shacabka uga mid noqonaya Baarlamaannada Afrika, Carribean, Pacific iyo Midowga Baarlamaanada Yurub

0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay xubnaha golaha Shacabka uga mid noqonaya Baarlamaannada Afrika, Carribean, Pacific iyo Midowga Baarlamaanada Yurub.

Sheekh Aadan Madoobe ayaa wareegtada uu soo saaray uhu magacaabay xildhibaannada kala ah Saalim Caliyow Ibroow iyo Xildhibaan Farxiyo yuusuf Cumar in ay Soomaaliya ku matelaan Baarlamaannada Afrika, Carribean, Pacific iyo Midowga Baarlamaanada Yurub

Ad
Previous articleFalastiin oo dil ka geystay bartamaha Tel Aviv
Next articleXamza Warfaa oo Si wayn loogu soo Dhaweeyey Magaalada Muqdisho(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here