Home Wararka Maanta Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka qeyb galay falanqeyn ku saabsan Waxbarashada oo...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka qeyb galay falanqeyn ku saabsan Waxbarashada oo lagu qabtay London

0

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka mid ah Madaxda ka qeyb qaadaneysa shirka Caalamiga Waxbarashada ee London ayaa ka qeyb galay falanqeyn  ku saabsan Waxbarashada oo ay ku wehliyeen Madaxweynayaasha  dalalka Sierra Leone iyo  Niger.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa nasiib darro ku tilmaamay, in khilaafaadka iyo masiibooyinka dabiiciga ee ka jiray Soomaaliya sanado badan ay si weyn u ragaadiyeen Waxbarshada, gaar ahaan xilligii uu sida weyn sare ugu kacay Cudruka Carona dunida oo dhan, taas oo ay Soomaaliya  u dheertahay dagaalka ay kula jirto kooxda argagaxisada ah ee Al-Shabaab

Ad
Previous articleAkhriso: Madaxweyne Farmaajo oo Dalacsiiyay ku dhawaad 200 Sargaal
Next articleKismaayo: Waa Kuma 4-ta Senator ee Isbadal-doonka usoo Baxday maanta ?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here