Home Wararka Maanta P.m Xamze oo Maantay Amray in Wasiirada iyo Shaqaalaha Dowlada Laga Jaro...

P.m Xamze oo Maantay Amray in Wasiirada iyo Shaqaalaha Dowlada Laga Jaro Lacagta Gunnada ee ay Qaataan

0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa qoraal uu u diray wasiirka maaliyadda ku amray in lajaro  qeyb kamid ah lacagaha Gunada ah oo ay qaataan Xubnaha Golaha wasiirada iyo Shaqaalaha joogtada ah.

Qoraalka uu soo saaray ra’isul wasaare Xamse Barre ayuu ku amray in lacagaha Gunnada ah oo ay qaataan Xubnaha Golaha wasiirada laga jaro 20%, sidoo kale Shaqaalaha joogtada ah iyana laga jaro 5%.

Lacagahan gunnada ah ee laga jarayo golaha wasiiradda Soomaaliya iyo shaqaalaha joogtada ah ayaa lagu maalingelin doonaa howlgalada ciidamada dowladda Soomaaliya kula dagaalamayaan kooxda Al Shabaab.

Ad
Previous articleDowladda oo Ciidamo badan geesay Degmo ay go’doomiyeen Al Shabaab (Sawirro)
Next articleCiidamada Dowladda oo gacanta ku dhigay Sargaal katirsanaa Al Shabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here