Home wararka Dalka Sawiro Madaxweynaha Galmudug Mudane Xaaf oo gaaray hoolka ay ka socota Xaflada..

Sawiro Madaxweynaha Galmudug Mudane Xaaf oo gaaray hoolka ay ka socota Xaflada..

0
SHARE

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo gaaray magaalada Hobyo ayaa ugu daneyn waxaa lagu soo dhaweyay Hoolka ay ka socoto Xaflada.

Madaxweynaha Ayaa marka hore waxa uu xariga kasoo jaray aargada magaalada hobyo oo dhawaan la dhisay isagoo kadib u soo gudbay dhanka goobta xaflada ka socoto.

Madaxweyne Xaaf ayaa kormeeyay mashaariicda gudiga gob sida dhismaha gudiga uu ka wado Hobyo iyo meelaha kale ee dhismaha ka socdaan.

Gudoomiyaha Gob Cabdukaadir Shirwac ayaa madaxweynaha u sharaxay xaaladaha ay soo mareen tan iyo markii ay bilaabeen dhismaha wadadeeda.

Mudug24 Hobyo

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here