Home puntland Akhriso Puntland oo War-saxaafadeed ku sheegtay in imaraadka uu Visaha u fasaxay...

Akhriso Puntland oo War-saxaafadeed ku sheegtay in imaraadka uu Visaha u fasaxay Shacabka Somaliyed..

0
SHARE

Maamulka Puntland ayaa shaaca ka qaaday in Imaaraadka Carabta uu Umadda Soomaaliyeed u fududeeyo arrimaha socdaalka dal ku galka iyo degegaanshaha, kaddib war saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Puntland.

War saxaafadeedka ayaa looga mahadceliyay Imaaraadka Carabta tallaabadan, iyadoo maalmihii u dambeeyay ay jireen mugdi ku aadan degenaanshaha Soomaalida, arrimo xiriira khilaafka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here