Home Wararka Maanta Ciyaartoyda Xulka Qaranka 17-jirada oo si aan caadi ahayn loogu soo dhaweeyay...

Ciyaartoyda Xulka Qaranka 17-jirada oo si aan caadi ahayn loogu soo dhaweeyay Muqdisho (Sawirro)

0

Waxaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, si weyn loogu soo dhaweeyay cayaartoyda Kooxda Xulka Qaranka ee 17 jirrada oo kusoo guuleystay koobka cayaaraha bariga iyo Bartmaha Afrika ee CECAFA.

Masuuliyiin katirsan dowladda Soomaaliya iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa garoonka si weyn ugu soo dhaweeyay ciyaartoyda kusoo guuleesatay koobka bartamaha Afrika ee lagu qabtay dalka Itoobiya.

Ciyaartoyda iyo masuuliyiinta ayaa loogu hambalyeeyay guusha ay qaranka Soomaaliya usoo huwiyeen , waxaana la filayaa in madaxda dalka qadsho sharaf iyo casuumaad u fidiyaan ciyaartoyda guusha ku hoggaamnisay Qaranka.

Ad
Previous articleBaarlamaanka oo ansixiyay in Ulf Kristersson uu noqdo Ra’iisul wasaaraha Sweden
Next articleP.M Xamse Barre oo gaaray Jigjiga si weyna loogu soo dhaweeyay (Sawirro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here