Home Wararka Maanta Madaxweynihii Hore ee Dalka iyo Safiirka Turkiga ee Soomaaliya oo Kulan wada...

Madaxweynihii Hore ee Dalka iyo Safiirka Turkiga ee Soomaaliya oo Kulan wada qaatay (Sawiro)

0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa maanta hoygiisa ku martiqaaday Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Mehmet Yilmaz.

Xasan Sheekh ayaa uga mahadceliyay Safiirka Turkiga kaalinta dowaddiisa ka qaadaneyso dib u soo kabashada Soomaaliya, isla markaana Turkigu yahay saaxib garab taagnaa Soomaaliya xilliyo adag.

Turkiga ayaa ka mid ah wadamada u hanqal taagaya inay Taageeraan Qof ka mid ah Musharaxiinta Madaxweynaha si galaan gal  culus ugu yeeshaan siyaasadda Soomaaliya.

Kulanka Xasan Sheikh iyo Safiirka Turkiga ee Soomaaliya ayaa imaanaya xilli Doorashada Soomaaliya si gaar ah Caalamku isha ugu hayaan.

Ad
Previous articleXukuumadda Soomaaliya ayaa Galmudug ku wargalisay in si Deg Deg ah ay ku soo Magacaabaan Guddiga Laga sugayo ee Doorashada
Next articleWaa Kuma Dowladda Ka taageeraysa Soomaaliya Dhaqaalaha Doorashada ?.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here