Home Wararka Somaliya Galmudug Sadex Kursi oo Beri Gaalkacyo Lagu Dooran Doono iyo 11 Musharax oo...

Sadex Kursi oo Beri Gaalkacyo Lagu Dooran Doono iyo 11 Musharax oo isku soo Taagtay(aqriso Magacyada)

0

Guddiga doorashada Galmudug ayaa shaaciyey Musharixiinta isu diiwaangeliyey Kuraasta HOP069, HOP038 iyo HOP095 iyo doorashadoodu maalinta beri ah ka dhaceyso magaalada Gaalkacyo.

Sadexda Kursi  waxaa ku tartamaya 11 musharax, labo ka mid ah kuraasta doorashadoodu waa mid furan oo lagu tartamayo, halka kursiga 3aad loo xiray Musharaxa Cabdiraxmaan Odowaa oo mar kale ku soo laabanaya golaha shacabka.

HOOS KA AKHRISO LIISKA MUSHARAXIINTA:

Ad
Previous articleLabada Xog Haye ee Baarlamaanka Soomaaliya oo laga Dalbaday inay Soo Gudbiyaan Xogta Xildhibaanada 11naad ee ilaa Haatan la Doortay
Next articleGanaatlo lagu Garaacay Magaalada Erbil kuwaas oo aan la ogayn Cida Soo Ridaysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here