Home Wararka Somaliya Somaliland Diiwaan galinta Musharaxiinta Gobalada Waqooyi oo Maanta ku Eg

Diiwaan galinta Musharaxiinta Gobalada Waqooyi oo Maanta ku Eg

0

Diwaangalinta Musharaxiinta u taagan Aqalka Sare ee gobolada Waqooyi ee dalka ayaa lagu waddaa in maanta lasoo gabagabeeyo ka dibna maalinta berri loo gudbo tababarada ergada soo dooranaysa xildhibaanada Aqalka Sare.

Diiwaangalinta ayaa bilaabatay maalintii khamiista aheyd , waxaana guddiga ay sheegeen in ay dardar galin doonaan hanaanka doorashada Aqalka Sare.

Jadwalka ayaa waxaa ku qoran in ay doorashada bilaaban doonto 28ka bishan oo ku beegan maalinta Talaadada  ee soo socota waxayna doorashada ku eg tahay 30ka bishan September 2021.

Ad
Previous articleFaah Faahin ku saabsan Qarax ka dhacay Muqdisho
Next articleMadaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo gaaray Hobyo (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here