Home galmudug Dhageyso Sare U Kac Ku Yimid Qiimaha Guryaha Lagu Dhiso Magaalada Gaalkacyo...

Dhageyso Sare U Kac Ku Yimid Qiimaha Guryaha Lagu Dhiso Magaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobalka Mudug?

0
SHARE

Magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug ayaa tan iyo markii uu dhacay heshiiskii nabadeed ee dhex maray galmudug iyo puntland ee uu garwadeenka ka ahaa taliyaha ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed jeneral C/wali Jaamac Xuseen Gorod waxaa ka socday dib u dhis xoogan.

Shacabka ku nool magaalada ayaa bilaabay in ay dib u dayactirtaan guryahoodii ku bur buray colaadihii sokeeye waxaa sidoo kale hada labada dhinac ee magaalada si isku mid ah uga socda dhismayaal cusub oo iskugu jira hotelo iyo guryo cusub.

Waxay Taasi Sababtay in uu sare u kac ku yimaado qiimaha guryaha Lagu dhiso oo qaali noqday halka qaybo ka mid ah magaalada laga la,yahay fuundiyaal wax dhiso dhismayaashii oo batay awgeed.

Nuur shirwac kaahiye oo ah afhayeenka fuundileyda gaalkacyo ayaa mudug24 ugu waramay sare u kaca ku yimid qiimaha guryaha lagu dhiso magaalada gaalkacyo iyo sababta keentay arinkaasi

Hoos Ka Dhageyso Waraysi Uu Nuur Shirwac La Yeeshay Wariye Mahad Daahir America

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here