Home Wararka Maanta Midowga Musharaxiinta oo dalbaday in Lagu laabto dhamaan Doorashada Golaha Shacabka (Akhriso)

Midowga Musharaxiinta oo dalbaday in Lagu laabto dhamaan Doorashada Golaha Shacabka (Akhriso)

0

Midowga Murashaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo saaray talo soo jeedintooda ku aadan sixitaanka doorashada Soomaaliya, iyagoo ku taliyay in lagu laabto dhamaan doorashooyinkii dhacay lana laalo go’aanadii ay gaareen guddiga xalinta Khilaafaadka doorashada.

Qoraalkaan ay Soo saareen Ayaa imaanaya xilli Maanta ay la kulmyeen Golaha Wadatashiga Qaran islamarkaana ay kala Hadleen Arimaha Doorashada.

Ad
Previous articleQaar ka mid ah Askartii ku Lugta lahaa Afgambigii Ra’isul Wasaaraha oo baxsaday
Next articleShaqaaqadii Ka Dhacday Maantay Dhuusamareeb oo Gudi Loosaaray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here