Home Wararka Somaliya Sawiro:- Wafdi Galmudug ah oo booqday Dhismaha Dekada Hobyo

Sawiro:- Wafdi Galmudug ah oo booqday Dhismaha Dekada Hobyo

0

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug, Mudane Warsame Farah Abdi Ayaa Kormeer Shaqo ku Booqday dhismaha dekeda kaluumeysiga Ee Degmada Hobyo oo Ay Maalgalinayso Hay’ada UN-WFP.

Agaasime Warsame Ayaa Goobta dhismaha kula kulmay Eng Antony iyo Eng Daniz oo ka socday Shirkadda Global Link oo gacanta ku haysa dhismaha dekeda, ugana warbixiyey Naqshada iyo Qorshaha lagu horumarinayo Mashruuca Dhismaha Dekeda Kaluumeysiga Ee Deg. Hobyo.

Ad
Previous articleMadaxweyne Axmed Madoobe oo Muqdisho ka degay
Next articleDowladda Soomaaliya oo shaacisay Kiisas Cusub.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here