Home Wararka Somaliya Xaaska Madaxweynihii Hore ee Dalka oo Nairobi ku geeriyootay

Xaaska Madaxweynihii Hore ee Dalka oo Nairobi ku geeriyootay

0

Allaah ha u naxariisto Waxaa Maanta Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya  ku geeriyootay Xaajiyo Raxmo Maxamud Gacal oo aheed Xaaskii Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed  sida uu  sheegay Dhakhtarkeedii.

Maalmihii La soo dhaafay ayay Xanuusaneed Xaajiyada, waxaana si Lamid ah Dhawaan Kenya ugu geeriyooday Madaxweynihii Hore ee Dalka Marxuum Cali Mahdi Maxamed.

Cali Mahdi Maxamed iyo Raxma Maxamuud Gacal ayaa Somaliya dhawaan Laga wadaqaaday iyagoo Xanuunsanaya, waxaana Xanuunkaasi u geeriyooday Cali Mahdi, Hadana waxaa La shaaciyay Geerida Xaajiyada.

Dhawaan Waxaa Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay Tacsida Marxuum Cali Mahdi Maxamed

Ad
Previous articlePuntland oo ku Hanjabtay inay ka Go’ayso Soomaaliya Hadii Lagu Heshiin waayo Doorashada dalka
Next articleShirarkii Madaxda dowladda iyo Maamul Gobaleedyada oo isfaham Laga soo sheegayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here