Home Wararka Maanta Madaxweyne Biixi oo loo doortay musharraxa madaxweyne ee xisbiga Kulmiye

Madaxweyne Biixi oo loo doortay musharraxa madaxweyne ee xisbiga Kulmiye

0

Shirkii Xisbiga Kulmiye uga socday magaalada Burco oo maanta ku eg ayaa hadda lagu doortay mas’uuliyiin uu ka mid yahay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo loo doortay musharrax madaxweyne ee xisbiga Kulmiye, halka Maxamuud Xasan Sacad Saajin oo hadda ah wasiirka ganacsiga loo doortay musharraxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga.

Maxamed Kaahin Axmed oo hadda ah wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, ayaa isna loo doortay guddoomiyaha xisbiga Kulmiye, iyadoo guddoomiye xigeenka koowaad loo doortay Cabdicasiis Samaale.

Ad
Previous articleCiidamada Dowlada oo Howdka Kasaaray Alshabaab lana wareegay Goobo Badan(Sawiro)
Next articleWar Deg Deg ah: Ciidamada Dowalada oo la wareegay Degaano Hoostaga Degmada Ceelbuur

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here