Home wararka Dalka Shiikh Aadan Madoobe oo isku Soo Sharaxay Gudoomiyaha Golaha Shacabka

Shiikh Aadan Madoobe oo isku Soo Sharaxay Gudoomiyaha Golaha Shacabka

0
SHARE

Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa goor dhow ku dhawaaqay inuu u sharaxan yahay xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka.

Sheekh Aadan Madoobe ayaa horay u soo noqday Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana sida uu hada u raadinayo oo kale xilkan loo doortay sanadkii 2007, xilligaasoo doorasho ka dhacday Baydhabo lagu doortay, markii xilka laga qaaday Guddoomiyihii Baarlamaanka.ee xilligaas Shariif Xasan oo la baxay Baarlamaankii xorta ee fadhigiisa ahaa Asmara

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here