Home Wararka caalamka Sawiro Ruushka oo garoon diyaaradeed oo Caalami ah u dhisay Gobolka Crimea...

Sawiro Ruushka oo garoon diyaaradeed oo Caalami ah u dhisay Gobolka Crimea oo dhawaan ka jaray Dalka..

0
SHARE

Dowlada ruushka oo codeen u qaaday Gobolka Crimea si uu ugu biiro dalka ruushka ayaa ku guuleestay dhoor sano kahor.

Xukuumada Moskow ayaa hada garoon u dhistay Gobolka Crimea ee horay uga mid ahaa Dalka Ukrain.

Garoonka diyaaradaha ayaa lagu dhisay mudo 22 bilood waxana loo dhisay qaab caalami ah oo ka duwan garoomada kale.

Halka garoonka laga dhisay ayaa 6 km u jirta garoonkii hore ee Qadiimiga waxana lagu soo dhaweeyay duulimaadkii ugu horeeyay ee moskow ka timaada.

Garoonka waxaa lagu dhisay 22 bilood isagoo ku fadhiya 78,000 dhul dhan baaxadiisa waxana Garoonka uu qaadi karaa 3,650 kun oo rakaab saacadii isagoo sanadkii dabooli kara 6.5 million oo dad ah Xukuumada Ruushka ayaana guul ka gaartay dhulkaasi.

Mudug24 Nairobi

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here