Home Wararka maanta War Deg Deg ah Imaaraadka Carabta oo Shaacisay in ay Soo Afjartay...

War Deg Deg ah Imaaraadka Carabta oo Shaacisay in ay Soo Afjartay Xariirka Soomaaliya

0
SHARE

Imaaraadka Carabta ayaa go’aan ku gaaray inay soo afjartay howl galadii tababarka Ciidamada Soomaaliya iyo taakuuladii ay siin jireen, sida ay goor dhow shaacisay wakaalada wararka ee WAM.

Warbaahinta Ayaa soo Xiganaysa Qaar Ka mid ah Masuuliyiinta imaaraadka Carabta, Waxa ayna Sheegeen in ay soo Afjareen Xariirka Labada Dhinac.

Tilaabadan ayaa umuuqata Mid Daba Socda Qilaafaadkii u dhaxeeyay Dowlada Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta.

Shalay ayay aheed Markii Garoonka Diyaaradaha Puntland uu Muran Ka dhashay Agab ay qaadan Lahaayeen Saraakiil Imaaraad ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here