Home Wararka caalamka Chinaha oo kasoo horjeestay Weerarka Mareykanka iyo xulafadiisa isagoo ku tilmaamay..

Chinaha oo kasoo horjeestay Weerarka Mareykanka iyo xulafadiisa isagoo ku tilmaamay..

0
SHARE

Xaalada siyaasadeed ayaa ka taagan dalka Suuriya halkaasi oo ay isku hayaan awoodo waaweyn oo iska soo horjeeda.

Dowlada Chinaha ayaa ku birtay Xulafada Ruushka iyagoo kasoo horjeestay Weerarkii Mareykanka uu ku qaaday Suuriya Sabtidii lasoo dhaafay.

Wasiirka Arimaha Dibada Chinaha ayaa sheegay in arinta suuriya aan lagu xalin karin Dagaal lakin loo baahanyahay in la baro weerarka dhacay.

Hua Chunying oo ah afayeen u hadlay wasaarada arimaha dibada ayaa intaasi ku daray in dowlada chinaha ay kasoo horjeedo awooda mareykanka uu u isticmaalay dalka suuriya,

Chinaha waxa uu intaasi ku daray in weerarka mareykanka uu ka hor imaanaya go.anka golaha amaanka qaramada midoobe iyo midka sharciga caalamiga.

mudug24 Nairobi

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here