Home Wararka Maanta Qoor Qoor oo Malxiiskii La Tartamay Doorashadii uu Ku soo baxay oo...

Qoor Qoor oo Malxiiskii La Tartamay Doorashadii uu Ku soo baxay oo Xil Sare u Magacaabay

0

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa u magacaabay mudane Axmed Shire Maxamed (Falagle) lataliyaha madaxweynaha ee arrimaha bulshada.

Axmed Shire Maxamed (Falagle) ayaa xilka madaxweynaha Galmudug kula soo tartamay Madaxweyne Qoor Qoor, waxa uu sidoo kale ninkan muddo katirsanaa golaha wasiiradda dowlad goboleedka Galmudug.

Madaxweynaha Galmudug ayaa siyaasigan oo kasoo jeeda Koonfurta Gaalkacyo uga reebay liiska golaha wasiiradda uu muddo kamid ahaa, waxa uuna hadda kusoo daray lataliyasahiisa gaarka ah.

Ad
Previous articleDagaal Culus oo Goordhow Dib uga Qarxay Magaalada Laasacaanood
Next articleDaria Trepova oo Sida Layaabka lahayd U Dishay Sarkaal Sare Vladen Tatarsky oo Gacanta Lagu dhigay (Sawirro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here