Home Wararka maanta Xildhibaan Cabdulahi faarax wehliye oo Ku soo Baxay Doorashadii Dhuusamareeb

Xildhibaan Cabdulahi faarax wehliye oo Ku soo Baxay Doorashadii Dhuusamareeb

0
SHARE

Doorashadii saakay ka bilaabatay dhuusamareeb iminka ayeey soo dhamaatay waxaana ku guuleytay c/lahi faarax wehliye

kursiga iminka uu faarax helay waxaa horay ugu geeriyooday alaha u naxariistee Bootaan Ciise Caalim oo xanuun ugu geeriyooday dalka hindiya

Ugu dambeyn doorashada maanta ka dhacday dhuusamareeb ayaa ku soo aaday iyadoo laga roobeysanayo dhuumasamareeb

 

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here