Home Wararka caalamka War deg deg Ah Mareykanka iyo Xulafadiisa oo ka jawaabay Hadalka Ruushka...

War deg deg Ah Mareykanka iyo Xulafadiisa oo ka jawaabay Hadalka Ruushka ee gantalada uu soo riday..

0
SHARE

Shir jaraa.id oo ay qabatay waaxda difaaca Mareykanka ee Pantegonka ayaa looga hadlay hadal kasoo yeeray ruushka ee ahaa in uu dhulka soo dhigay 71 kamid ah 100 gantaal oo lagu riday xaruumaha ciidanka ee Suuriya.

isku duwaha guud ee Pantegonka Kenneth McKenzie ayaa sheegay in mareykanka iyo xulafadiisa ku guuleesteen guud ahaan gantaalada ay ku rideen xaruumaha ciidanka suuriya.

” weerarka waa uu guuleestay ma raadineyno qilaaf suuriya ah lakin ma ogolaandoono arimo ka hor imaanaya sharciyada caalamka hadafkeena waa suuriya oo baaqi ahaata isla markana la difaaco kooxaha is.

Kenneth McKenzie ayaa sheegay in weerarkooda ku rideen 105 gantaal isla markana lagu bartilmaameyd saday ku dhawaad sadax xaruun.

ugu danbeyn ayuu sheegay in weerarka xalay uu hoos u dhigayo awooda nukliyeerka suuriya mudo sanado ah.

Mudug24 Nairobi

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here