Home Wararka Somaliya Galmudug Deg Deg Sarkaal sare oo Goor dhaw Lagu dilay Galmudug

Deg Deg Sarkaal sare oo Goor dhaw Lagu dilay Galmudug

0

Waxaa Goordhow gudaha Dagamada Caabudwaaq lagu dilay allah unaxariste Sargaal katirsan Taliska Ciidanka Nabad-sugida qaranka Ee Galmudug Oo lagu Magacabo Beyr ,

Shaqsiga Dilka Geystay iyo Sababtuu Ugaystay Ayaa ilaa iyo hada laxaqiijin walow Warar kala duwan ay Kasoo baxayaan,

Ciidamada kala duwan Ee kahowlgala Caabudwaaq ayaa Kudaba jira Shaqsiga Dilka Geystay.

Ad
Previous articleSafriika Mareykanka oo la Kulmay Ra’isul Wasaare Xamza oo 30 cisho ka badan Xukuumad dhisin (Sawiro)
Next articleWararkii ugu danbeeyey Qarax ismiidaamin ah oo Ka dhacay Magaalada Jowhar(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here