Home Wararka Somaliya Jubbaland Doorashada 5 Kursi oo ka Mid Noqonaaya Golaha Shacabka oo Maantay La...

Doorashada 5 Kursi oo ka Mid Noqonaaya Golaha Shacabka oo Maantay La Dooranaayo

0
Doorashada shan kursi oo ka mid ah Kuraasta Golaha Shacabka ayaa maanta waxa ay ka dhacaysaa magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose.

Shantan kursi ayaa waxaa lagu wadaa inay u tartamaan illaa toban musharax oo shalay qaatay shahaadada musharaxnimo.
Musharaxiinta ku tartamaysa maanta magaalada Kismaayo ayaa kala ah

1:HOP#136 Waxaa ku tartami doona Cumar Yuusuf Qaladiid iyo Cabdifataax Cumar Macalin.

HOP#130 Waxaa ku tartami doona musharrixiinta kala ah Mowliid Cabdi Maxamuud Iyo Haboon Xasan Tiifoow

3: HOP#112 Waxaa ku tartamaya Cabdiqaadir Maxamed Wacaysiyo Daa’uud Cismaan Cali.

4: HOP#079 Waxaa ku tartamaya Maxamuud Muxumed Cumar (Kuulow ) iyo Bashiir Nuur Xuseen

5: Hop#072 Waxaa ku tartami doona Cabdirashiid Xidig iyo Cabdisamad Maxamed Cabdullaahi.

Ad
Previous articleGudiga Rasmiga ah ee Hormarinta Afsoomliga oo la Magaacabay
Next articleMareykanka oo war kasoo saaray Gobolada uu Aqoonsaday Dalka Ruushka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here