Home wararka Dalka Dhageyso Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka hadlay iscasilaada Jawaari iyo Sababta...

Dhageyso Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka hadlay iscasilaada Jawaari iyo Sababta keentay..

0
SHARE

Axmed Macalin Fiqi oo kamid ah Xildhibaanada Somaliya waxa uu kamid ahaa xildhibaanada kasoo horjeeda in xilka Gudoomiyaha Barlamaanka mooshin laga keenin.

Waxa uu dhoor jeer warbaahinta u sheegay in Gudoomiye jawaari uusan iscasilidoonin isla markana barlamaanka difaacidoonaan.

Xildhibaanka iyo Xildhibaano kale ayaa balankaasi looga baxay iyadoo Gudoomiye Jawaari xilka iska casilay.

Fiqi ayaa ka hadlady iscasilaada Jawaari ee shalay iyo Waxa sababtay in arintaasi ku dhaqaaqo gudoomiyaha.

Halkan ka dhageyso Codka Fiqi.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here