Home wararka Dalka Dhageyso Madaxweyne Xaaf oo ka hadlay Dhismaha Dekada Hobyo oo dhawaan bilabaneysa..

Dhageyso Madaxweyne Xaaf oo ka hadlay Dhismaha Dekada Hobyo oo dhawaan bilabaneysa..

0
SHARE

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle geelle Xaaf oo shalay ku soo laabtay Magaalada Dhuusomareeb ee Caasimada Galmudug ayaa ka hadlay dhoor arimood.

Qodobada uu ka hadlay soo dhaweyntiisa kadib waxaa kamid ahaa Safarkiisa Jabuuti uu ku tagay oo la xiriira Dhismaha dekada Hobyo,

Waxa uu sheegay in Shirkada Shisheeye aanan loo daba fadhindoonin Dhismaha dekada Hobyo isagoo intaasi ku daray in dhawaan la bilaabyo,

Madaxweynaha ayaa ku hoolan sidii dekada Hobyo loo dhisi lahaa isla markana shacabka Galmudug u heli lahaayeen il dhaqaalo.

Halkan ka Dhageyso Codka Madaxweyne Xaaf.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here