Home wararka Dalka Sawiro Madaxweynaha Galmudug Xaaf oo ku laabtay Caasimada Dhuusomareeb isagoo safar ku...

Sawiro Madaxweynaha Galmudug Xaaf oo ku laabtay Caasimada Dhuusomareeb isagoo safar ku tagay Dalka..

0
SHARE

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Maanta dib ugu  laabtay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug isagoo safar gaaban ku tagay Dalka Djabuuti waxaana garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay Madaxa Xukuumada Maamulka Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan.

Soo dhaweyn kadib Madaxweynaha oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu Jabuuti u tagay shir ku saabsan Dekada Magaalada Hobyo waxa uuna sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan Dekada dhismaheeda loo bilaabi doono.

Xaaf ayaa dhanka kale ka hadlay Hormarka ka taagan galmudug iyo Guulaha la gaaray isagoo shacabka ka codsaday taageero.

Tan iyo heshiiska Galmudug Madaxweyne Xaaf ayaa meelna uga bixib magaalada Dhuusomareeb.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here