Home wararka Dalka Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle oo ka Hadlay iscasilaada Gudoomiye Jawaari..

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle oo ka Hadlay iscasilaada Gudoomiye Jawaari..

0
SHARE

Madaxweynaha galmudug Axmed Ducaalle  xaaf ayaa maanta ka hadlay iscasilaada Gudoomiyaha Barlamaanka ee maanta uu sameeyay.

Hadal uu ka jeediyay soo dhaweyn loogu sameeyay Magaalada Dhuusomareeb ayuu kaga hadlay arinta iscasilaada ee Jawaari uu sameeyay.

Xaaf ayaa sheegay in Jawaari uu yahay Nabadoon Somaliyed marka la fiirsho qaabka uu uga tanaasulay xilkiisa.

Isagoo sii hadlaya ayuu madaxweyne Xaaf waxa uu intaasi ku daray in mudane Jawaari uu badbaadiyay Dowlada somaliyed ee maanta dhisan.

Mudug24 Dhuusomareeb

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here