Home wararka Dalka Dhageyso Heshiiska iyo go.ana ay gaareen beelo mudo ku dagaalsanaa shabellaha Hoose..

Dhageyso Heshiiska iyo go.ana ay gaareen beelo mudo ku dagaalsanaa shabellaha Hoose..

0

Ra’iisul Wasaaraha Dalka Xasan Cali Kheyre,Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan,Gudoomiyaha Aqalka sare iyo xubno matalayay beelihii colaada u dhaxeeysay ayaa isniintii maanta ka qeyb galay Shirkaas dib u heshiisiineed oo loo qabtay beelihii colaada u dhaxeysay oo mudo isku hayay magaalada Marka ee Gobolka Sh/hoose.

Xubnihii madasha ka hadkay ayaa dhinacyada ku baraarujiyay muhiimada nabada iyo xalka iminka loo baahan yahay in laga gaaro dagaaladaas oo ah kuwo soo lab laabtay.

Ra’iisul Wasaaraha Dalka Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay Shirka lagu soo bandhigayay heshiiska la gaaray,isaga oo ka hadlay waxa shirkan uu uga duwan yahay shirarkii hore loo qabtay beelahaas mudada dhowrka SAnada ah dagaalamayey.

Halkan Hoose ka Dhageyso Heshiiska la gaaray.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here