Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Wararkii ugu Danbeeyey Masuul Sare oo ku naf waayey qarax ka dhacay...

Wararkii ugu Danbeeyey Masuul Sare oo ku naf waayey qarax ka dhacay duleedka Magaalada Jowhar

0

Laba qof ayaa ku dhimatay laba kalena way ku dhaawacmeen qarax ka dhacay duleedka magaalada Jowhar ee gobolka Sh dhexe

Dadka dhintay ayaa kala ahaa Mahad Muxiidiin Calasow oo ahaa Maareeye ku xigeenka garoonka diyaaradaha Jowhar iyo askari ka tirsan cidamada amniga.

Maareeyaha garoonka diyaaradaha ee Jowhar Mukhtara Abuukar Macalin ayaa xaqiijyey geerida ku xigeenkiisa wuxuuna xusay iney socdaan howlgalo lagu baadi goobayo kooxihii ka dambeeyey

Qaraxan oo loo adeegsaday miino wadada lagu aasay ayaa waxaa mas’uuliyaddiisa sheegtay kooxda Al-Shabaab.

Ad
Previous articleCiidamo Cusub oo ku Biiraaya Booliska Soomaaliya oo Muqdisho laga Soo Dajiyay(Sawiro)
Next articleGudoomiye Cabdi Xaashi oo Magacaabay Xoghayaha Guud ee Aqalka sare

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here