Home Wararka Maanta Gudoomiye aadan Madoobe oo hospitalka Ku Booqday Gudoomiye Jawaari

Gudoomiye aadan Madoobe oo hospitalka Ku Booqday Gudoomiye Jawaari

0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa waxa uu booqday Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo arrimo caafimaad u jooga Magaaladda Istanbul ee Dalka Turkiga.

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa sheegay in Guddoomiye Jawaari xaaladiisa ay aad u wanaagsan tahay islamarkaana uu caafimaad qabo waxa uuna Alle uga baryay inuu caafimaadka u siyaadiyo.

Ad
Previous articleSafiirkii Qatar oo Xalay Xaflad Sagootin ah loogu qabtay Magaalada Muqdisho(Sawiro)
Next articleWAR DEG DEG AH: WhatsApp oo hawada ka baxay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here