Home Wararka Maanta Shir looga hadlayo Caqabadaha Dowladda oo Maanta ka furmaya Muqdisho

Shir looga hadlayo Caqabadaha Dowladda oo Maanta ka furmaya Muqdisho

0

Saacadaha soo socda ayaa waxaa lagu wadaa in Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble u Muqdisho ka furo shir looga hadlaayo caqabadaha horyaala dowladda cusub ee imaan doonta marka ay dhacdo Doorashada.

Shirka oo ay hoobjoog ka noqon doonaan qaar ka mid ah  hay’adaha Qaramada Midoobay, Ururada Bulshada Rayidka iyo Qubaro ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

Shirka auaa waxaa si gaar ah looga hadli doonaa arimaha ay ka midyihiin xal u helidda hanaanka Doorashooyinka haatan ka socda dalka.

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Roible & Mas’uuliyiinta kale ayaa la filayaa inay shirka ka jeediyaan khudbado ay uga hadlayaan xaaladda dalka & Arrimaha doorashooyinka

Ad
Previous articleRa’isul Wasaare Rooble oo Taageeray Go’aankii Guddiga Dooraahada
Next articleGuddiga Doorashada KGS oo diiday in la kansalo Kursigii Loo diiday Gudoomiye Jawaari

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here