Home Wararka Maanta Akhriso Magacyada iyo Tirada Xildhibaanada Maantay Qaatay Shahaadada Xildhibaanimo

Akhriso Magacyada iyo Tirada Xildhibaanada Maantay Qaatay Shahaadada Xildhibaanimo

0

Guddiga doorashada heer federaal ayaa maalintii labaad wada bixinta shahaadada rasmiga ah ee la siinayo xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ee dhawwaan la doortay.

Xildhibaano badan oo ka kala tirsan labada aqal ee Baarlamaanka federaalka ayaa saakay tagay xarunta guddiga doorashada ku shaqeeyaan, waxa ayna xildhibaanadan qaateen shahaadada cadeeneysa in ay xildhibaan yihiin.

Xubnaha saakay qaatay shahaadada Xildhibaanimo ayaa isugu iiray kuwa lagu soo doortay deegaano kala duwan ay ku jiraan Koonfur Galbeed , waxaana xubnmahan isugu jiraan kuwa taabacsan Nabad iyo Nolol iyo kuwa kasoo horjeeday.

Guddiga doorashada heer federaal ayaa ugu baaqay Xildhibaanada labada aqal ee aan wali qaadan shahaadada in ay soo xaadiraan ayna qaataan si aysan mar kale dib u dhac ugu imaan doorashada dalka.

Xildhibaanada saakay qaatay shahaadada ayaa magacyooda kamid ah

1-Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)

2-Shariif Maxamed Cabdalla

3-Hussein Mohamed Nor

4-Abdillaahi Abdi Mohamed

5-Ahmed Abdi Hashi (Ahmed Taajir)

7- Mohamed Abdullahi Keyse

8. Sadiya Yasin Haji Samatar
9. Hassan Abdi Ismail
10. Omar Ibrahim Hashi
11. Roda Arab Abdi
12. Khadra Mohamed Tukale
13. Sahra Olad Abdi
14. Zamzam Dahir Mohamud
15-Cabdiraxmaan Mohamed Odawaa
16-Leila Ahmed Ismail
17. Ahmed Mohamed Ali
18. Noradin Abdullahi Olujog
19. Zamzam Abdullahi Ahmed
20- Fartun Abdikadir Farah Karama
21. Yusuf Hussein Ahmed Gama’diid
22. Ali Shaban Ibrahim
23. Prof/Dr. Osman Mohamud Mohamed (Dufle)
Ad
Previous articleCiidmada Ruushka oo Gantaal Ku Burburiyay Warshad Ukrain Muhiim u ahayd
Next articleQaramada Midoobay oo Ku amartay Dowlada Soomaliya inay Joojiso Xukunada Dilalka ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here