Home wararka Dalka Ku dhawaad 10 Ruux ayaa Ku dhintay deb Ka Kacay Xalay Muqdisho

Ku dhawaad 10 Ruux ayaa Ku dhintay deb Ka Kacay Xalay Muqdisho

0
SHARE

Qoys ka koobnaa 7 qof ayaa Xalay abaaro 3:00 habeenimo dab ku qabsaday gurigooda oo ku yaalla Degamada yaaqshiiq ee Magaalada muqdisho

Dabka Guriga ka kacay oo ahaa Koronto ayaana sabab u noqday 6 Caruur ah iyo Hooyadood wayna geeriyoodeen

Aabaha Qoyska ayaana ah hadda ah dhaawac isagoona isku dayay inuu bad baadiyo qoyska hase yeeshee uma suuragalin

Dabka ka kaca Guryaha ayaa mar walba soo noq noqda iyadoona wali aysan u Muuqan mid laga Gaashaanto mar walba,Waxaana Inta badan Sababa Koronto

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here