Home wararka Dalka Dekeda Boosaaso oo ay Ku Gubanayso Doon Iyo Faah Faahin Laga Helayo

Dekeda Boosaaso oo ay Ku Gubanayso Doon Iyo Faah Faahin Laga Helayo

0
SHARE

Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobalka Bari ayaa hadda ayaa Hada Waxaa Ku Gubanooyo Dooni Taas oo Loo maleenaayo in ay Tahay Mid Ganacsi.

Doonta ayaana la aqoonin sababaha ay u gubatay waxayna ku ag gubaneysaa Aagga dekadda Boosaaso Sida ay Soo sheegayaan Weriyaal halkaa Ku sugan.

Waxaana hadda la Tacaalayaa si Loo Dami lahaa dabka Xoogan ee Doonidaas Ka dhex Kacay.

Waxaa wili La Xaqeejin Sababaha Keenay Debka Ka Kacay Doonida, Waxaana Muranka Ka Jira uu sheegayaa in ay Tahay Doontaas Mid Ganacsi Ama Mid Ka luumaysi.

Puntland Waxaa Ku soo Noq noqday Dhibaatooyinka Dhanka Debka ah Kaas oo inta badan Ka dhaca Xeebaha Gobalka Bari.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here