Home Wararka Maanta Ciidamadii ugu badnaa ee Gor gor ah oo Gaaray koonfurta Gobalka Mudug...

Ciidamadii ugu badnaa ee Gor gor ah oo Gaaray koonfurta Gobalka Mudug Xili Alshabaab laga Saari wayaay Shabeeloow

0

Masuuliyiin ka tirsan mamaulka Gobolka mudug, Degmada Wisil iyo Saraakiisha Ciidamada Xoogga, Daraawiishta iyo Ciidamada Deegaanka ayaa maanta duleedka Wisil kusoo dhaweeyay Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan Gor-gor oo kasoo Safar dhulkaa oga soo Ambabaxay Magaalada Muqdisho

Ciidamadaan ayaa ku biiraya Dagaalka Kooxda Alshabaab looga saarayo koonfurta Gobolka mudug iyo guud ahaan Dalka

Guddoomiyaha Gobolka, Kan wisil iyo Saraakiisha Ciidamada wadajir inay ku faraxsanyihiin inay maanta soo Gaaraan Kumaandooska Gor Gor,,

Saraakiisha Ciidamada hugaaminayay ayaa sheegay inay doorweyn ka qaadan doonaan ciribtirka Alshabaab ee wali ku dhuulaamaysanaaya koonfurta Gobolka Gaar ahaan Shabeeloow oo laga Saari la,yahay.

Ad
Previous articleWararkii ugu Danbeeyey Qarax Culus oo ka Dhacay Muqdisho
Next articleWar hor leh oo kasoo kordhay hogaamiyaha Xamas ee ay Israel sheegtay inay dishay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here