Home Wararka Maanta War Deg Deg ah: Dagaal qaraar kadib Alshabaab Oo la Wareegay Degaanka...

War Deg Deg ah: Dagaal qaraar kadib Alshabaab Oo la Wareegay Degaanka Xinlabi

0

Dagaal xoog leh oo u dhexeeya dadka deegaanka iyo Alshabaab ayaa ka dhacey deegaanka Xinlabi ee Gobolka mudug oo hada lasoo warinayo in ay isaga baxeen xooggagii Macawiisleyda oo si aad ah saacado xiriir ah isaga caabinayey weerarkan uga yimid kooxda Alshabaab.

Alshabaab ayaan Haatan ku Sugan Magaalada Xinlabi lama oga Khsaaraha Rasmiga ah ee kala Gaaray Labada Dhinac Balse Dagaal Saacado Badan Qaatay Ayaa La xaqiijiyay inuu Halkaas Ka Dhacay.

Xinlabi ayaa la xoreeyay lix bilood kahor, waxaana la xasuustaa in ay gacanta dowlada kusoo gashey si dagaal la aan ah, kadib markii Alshabaab xiligaasi looga awood roonaadey degmooyin iyo deegaano kale oo ay ka difaaci jireen aaggaasi.

Kabixitaankii Camaara iyo Caad ayaa Sabab unoqday weerarkaan Saakay Lagusoo Qaaday Degaanka Xinlabi Ciidamada Dowlada ayaana Qaab Gadood ah isaga Baxay Magaalooyinkaas.

Ad
Previous articleAlshabaaab oo Weerar Culus ku Qaaday Degaanka Hoostaga Baxda Iyo Dagaal Culus oo socda
Next articleDagaal Saacado badan Qaatay Kadib Maamulka Hirshabeele oo laga Saaray Baladwayne

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here