Home Wararka Somaliya War Deg Deg Ah:- Shiikh Caan Ah oo lagu dilay Magaalada Laascaanood

War Deg Deg Ah:- Shiikh Caan Ah oo lagu dilay Magaalada Laascaanood

0

Waxaa maanta magaalada Laas-caanood lagu dilay AUN Sheekh Bidde Faarax Caalin oo ka mid ahaa culimada magaalada.

Banaanbaxyada ka docda magaalada Laas-caanood iyo rasaastacay u adeegsanayaan ciidamada Soomaaliland ayaa sababay in dad badan ku dhinteen kuwa kale ku dhaawacmeen.

Wararka laga helayo Magaalada laas-Caanood ayaa sheegaya in weli rabshado dagaalo iyo rabshado u dhaxeeyo Ciidamada Somaliland iyo Dadka Shacabka ay halkaasi ka socdaan.

Ad
Previous articleRabshado iyo Dibad-baxyo ka socda Magaalada Laascaanood oo Rasaas laga maqlayo
Next articleKuuriyada Waqooyi oo tijaabisay saddex gantaal

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here