Home wararka Dalka Dhagayso Xildhibaan Fashilay Halka Laga Soo Abaabulay Mooshinka Jawaari

Dhagayso Xildhibaan Fashilay Halka Laga Soo Abaabulay Mooshinka Jawaari

0
SHARE

Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa sheegay in mooshinka laga keenay Gudoomiye Jawaari laga soo abaabulay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Abuukaate waxa uu sheegay in arrintaan ay sabab u tahay Go’aankii Golaha Shacabka ee dalka looga mamnuucay shirkada Dp World e laga leeyahay Wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta.

Lama Oga Meesha Uu Ku Dambeyn Doono Mooshinkaan Kala Qaybiyay Xildhibaanada Golaha shacabka Soomaaliya Oo laga Gudbiyay Jawaari.

Halkaan Ka Dhagayso.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here